Waxaad halkan ka akhrin kartaa wax badan oo ku saabsan cabashooyinka karoonaha kadib ah. Iyo waxa urrada C-support iyo PostCovid FR
est adiga kuu qaban karaan.
COVID-ka Daba Dheeraday
Cabashooyinka karoonaha kadib ah
Wali ma qabtaa cabashooyin saddex bilood kadib markii uu caabuqa karoonaha kugu dhacay ? Haddii est sidaa tahay, waxaan ugu yeernaa COVID-ka Daba Dheeraday (Muddo dheer jira) et COVID Kadib. Waxaad dareemeysaa daal, wax hilmaan ama waxaa kaa lumaya dhadhanka ama urta, waxaad dareemeysaa walbahaar ama walwal. Dadka intooda badan ee qaba COVID-ka Daba Dheeraday waxa est qabaan 10-15 astaamood markiiba. Kuwani waa kuwa ugu badan :
![]()
Lieke: « Bartamihi bishi Maarso 2020, waxaan u xanuunsaday si aad u daran. Madax xanuun aad u daran, cuno-xanuun iyo daal. Dhawrmaalmood kadib, waxaa igu yaraatay cousin qaadashada waxaana isku arkay qandho. Waan tabar dhigay, waa inaan jaraanjarada u koraa shan marxaladood. Xitaa dhakhtarka cudurada guud wax fikrad ah kama haysan waxa la sameeyo.
Caawinta loogu talagalay papa qaba COVID-ka Daba Dheeraday
Ma jiro qaab caadi ah oo loo wajaho. Xaalad kasta waa mid gooni ah waxa ayna ubaahan tahay hab u gaar ah oo loo wajaho. C-support ayaa si taxadar leh u dhageysaneysa cabashooyinkaaga. Je cawaaqibta ku saabsan cabashooyinkaas est ku yeelanayaan caafimaadkaaga jir ahaaneed iyo maskax ahaaneed, noloshaada bulshada iyo shaqadaada iyo dakhligaaga. C-support waxa est kaaga jawaabeysaa su'aalahaaga waxayna ku siineysaa talo laakiin ma bixiso daaweyn caafimaad oo trop ah lafteeda. Daryeelka kadib iyo la taliyayaasha caafimaadka waxay kaa caawinayaan inaad hesho bixiyeyaasha daryeelka saxda ah, ama Keenista Khubaradooda, sida khabiir shaqo, qareen ama lataliyemaaliyadeed. Si wada jir ah ayaan u eegnaa sida loo wanaajinayo xaaladaada, C-support ayaa la shaqeysa kooxo ku kala baahsan Nederlaan oo dhan.
jeanette: «C-Support waxaan ka helay wax walba dhag i maqleysa, oo aan la wadaagi karo cabsida aan qabo iyo amni darrada. Kuwani waxaa loo qaatay si dhab ah tanina waxa ay i siisay taageero badan marar aanan si cad u fakiri karin iyada oo est ugu wacan tahay cabashooyin aan ka qabay wax kala garashada sida 'humaaga maskaxda. Waxaan sidoo kale helay talooyin wanaagsan oo ku saabsan cabashadayda jir ahaaneed, hubaanti la'aanta sida iyaga loogala macaamilo wadahadalada ku saabsan shaqadayda ama dhibaatooyinka dhaqaale ee mustaqbalka iyo wax kasta oo kale oo maskaxdayda ku jiray waqtigaas.
Iska diiwaangelinta C-support
Waxaa jira foom codsi oo laga helaayo webseedka www.c-support.nu. Ma u aragtaa inay tahay mid aanan habbooneyn ?
Markaa wac : 073 44 00 440. Dhowr toddobaad gudahood ee codsigaaga, waxaa lagula yeelan doonaa waraysi faahfaahsan oo taleefan ah oo ku saabsan cabashadaada iyo su'aalahaaga. Intaa kadib, waxaa laguu xilsaari doonaa lataliye dabagal ah oo ah xiriirkaaga joogtada ah ee kaa caawin doona arrintan. Caawinta C-support était à mi-lacag la'aan ah. Dawladda ayaa arrintan lacag ku siineysa.
Fou: « Bilowga mararka qaar waa mid adag, laakiin taageero nafsi ah, qof dhagaysta, ayaa siin kara deggenaansho badan oo maskaxda ah. Gaar ahaan papa anigoo kale ah ee kaligood nool, iskelli-yeelidda waa hal shay markaa, nooc kasta oo taageero ah ayaa macno badan sameyn kara markaa.

www.c-support.nu | info@c-support.nu | 073 – 44 00 440
_________________________________________________________________________________
Ka hadlida kooxaha papa ee leh astamamaha karoonaha kadib
PostCovid NL waa ururka bukaanka ee papa qaba cabashooyinka muddada dheer ee karoonaha kadib ah. Waxay vous propose danaha bukaannadan. Waxa est sidoo kale soo qaban qaabiyaan kooxo wadahadal ah halkaas oo dadka qaba astaamaha COVID Kadib est ku wada hadli karaan. Wada hadalka midba midka kale uu la hadlo ayaa noqon kara mid fiican.
Kaqeybgale : « Waxaan dareemaa aqoonsi iyo u qirid badan xaaladda aan ku jiro. Waxaan dareemayaa kalinimo yar sababtoo ah waxaan arkaa papa aan isku xaalad kujirno. Waxaan sidoo kale helaa talooyin wanaagsan oo waxaan dareemaa taageero maxaa yeelay midba midka kale waan is caawinaa.
Ma jeclaan lahayd inaad kaqeybqaadato ama aad hesho macluumaad dheeraad ah ?
Waxaad wici kartaa : +033 (43)41 - 212 XNUMX XNUMX ama iimayl u diri kartaa pratengroep@longfonds.nl
Waxaad sidoo chou frisé macluumaad dheeraad ah ka heli kartaa webseedkeena : www.postcovidnl.nl
